Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa Heer gabo gabo ah soo gaaray dhismaha xarunta daryeelka agoonta Magaalada Caabudwaaq ee Gobalka galgaduud maamul gobaleedka Galmudug.
Dhismaha xarunta agoonta ayaa waxaa iska kaashaday qurbo joog kasoo jeeda gobalka galgaduud iyo qaar kamid ah Ganacstada Magaalada Cabudwaaq ee maamulka Galmudug si loo helo xarun wax lagu baro caruurta agoonta ah.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa