Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo si Online u iibiya alaabaha Jiifka.

0
107

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhallinyaro ku shaqaysta farsamada gacanta kuwaas oo ku nool Baladweyne ayaa baraha bulshada ka bilaabay in ay iibiyaan agabayada guryaha Sida Fadhiyada iyo Jiifafka.

Xaruunta Alla Aamin ayaa kamid ah xaruumaha lagu sameeyo Jiifafka ,Fadhiyada , kuwaaas oo ay dib ugu iibiyo bulshada ku nool Baladweyne.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa Faah-faahineysa