Wabiga Shabeelle oo laga Cabsi Qabo In uu Ku Fataho Tuulooyin Hoosyimaada Jowhar.

0
134

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa lagu guda jiraa xiliga gu’ga, waxaana cabisi weyn soo wajahday dadka beeraleyda ee ku nool tuulooyinka hoos yimaada Magaalada Jowhar ee caasimada Dowlad Gobaledka Hirshabeelle, Sanad walba xiliyadan waxaa fatahad sameeya wabiga Shabelle iyo roobka gu’ga taasi oo sababta in beeraleyda dalagyada ka go’aan.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa