Munaasabad lagu maamuusayey Maalinta dhir beerista Soomaaliya oo maanta lagu qabtay Kismaayo

0
91

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabad lagu maamusayay Maalinta Dhir beerista Soomaaliya oo ku beegan 17 April oo ay si wada jir ah u soo qaban qaabiyeen Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimillada Jubbaland iyo Ururka Dhalinyarada Cagarsan ayaa Maanta lagu Qabtay Magaalada Kismaayo.

Munaasabadan oo ka dhacday Iskuulka Waxbarashada ee Iljano ee Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka soo qeyb galay Xubno ka socday Wasaaradda Deegaanka, Guddoomiyaha Midowga Dhalinyarada Cagarsan Maamulka Iskuulka iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya