Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gogoshan Nabadeed oo ay garwadeen ka ahaayeen Maamulada Degmooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb qeybna ay ka ahaayeen wax garadka iyo Culimo u diinka islamarkaana taalay Deegaanka laasxaadow oo dhanka Waqooyi Galbeed kaga beegan Magaalada Dhusamareeb laguna dhameystirayay Shaqaaqooyin Mudooyiinkii la soo dhaafay halkaasi ka taagneyd islamarkaana dhaxmartay laba beelood oo walaalo ah oo halkaasi wada daga salkana ku haysay muran dhinaca dhulka mudana soo jiitamayay.
waxaana xal laga gaadhay dhamaanba Shaqaaqooyinkii horay Deegaankaasi uga dhacay waxaana laga soo saaray ilaa dhowr qodob.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya