Hay’adda Sodma oo soo saartay digniino la xiriira Roobka guโ€™ga.

0
142

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, ayaa maanta soo saartay ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ป๐—ถ๐—ถ๐—ป๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐˜…๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ ๐—ฟ๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐—ธ๐—ฎ ๐—ด๐˜‚โ€™๐—ด๐—ฎ kaas oo la filayo maalmaha soo socda in dalka ka curto dalka.

Hayโ€™adda ayaa ugu baaqday shacabka Soomaaliyeed in ay taxadaraan oo ay feejignadaan, si gaar ah shacabka ku nool goboladii dhawaan fatahaadaha ay ka dhufteen, iyo goobaha biya mareenada ah.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa faah-faahinaya