Sara u kac ku yimid qiimaha la iibiyo sisinta ee Baladweyne

0
164

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa sare ukac laga dareemayaa qiimaha la iibiyo Sisinta ee Suuqyada Magaalada Baladweyne.

Sare u kacaan ku yimid qiimaha la iibiyo Sisinta ayaa waxaa  sababay maadaamaa lagu gudo jiro bisha barakeysan ee Ramadaan bulshadunu ay aad u iibsanayaan islamarkaana beeraleeyda aysan sanadkaan soo saarin dalag badan oo la xiriira Sisinta.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya