Wasaaradda Waxbarashada XFS oo agab waxbarasho gaarsiisay maxaabiista xabsiga dhexe ee Xamar.

0
98

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee XFS ayaa Maanta Agab Waxbarasho ku wareejisay Xabsiga Dhaxe ee Xamar ka dib codsi horay ugu direen Masuuliyiinta Xabsiga Wasaaradda Waxbarashada.

Agabkan ayaana loogu talagay in ay ka faa’iideystaan Qaar kamid ah Maxaabiista wax ka barta Xabsiga Dhaxe ee Xamar.

Wasiiru Dowladaha Wasaaradda Waxbarashada Nuura Mustaf Muqtaar oo agabka Waxbarashada ku wareejisay Guddiga gaarka ee Xabsiga Dhaxe ayaa kawarbixisay agabka iyo Qeybaha uu ka kooban yahay.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya