Culmida Baladweyne oo ku baaqay in la ciidsiiyo caruurta agoonta ah iyo kuwa danyar ah.

0
98

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sheekh Cumar Saalaax Madoobe oo kamid ah Culimada Magaalada Baladweyne ayaa bulshada muxsiniinta ugu baaqay inay door ka qaataan sidii looga farxin lahaa caruurta danta yar ee ku nool kaamamka iyo kuwa aan awoodin in waalidkooda ay u iibiyaan dharka ciidda.

Waalidiinta ayaa xiliyadan oo kale ka fikira inay caruurtooda ciidsiiyaan waloow dadka danta yar ayna u awoodin inay wax iibiyaan maadama ay ku adagtahay helitaanka wixii ay cuni lahaayeen.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa