Wasaaradda Tamarta Biyaha Jubbaland oo Sheegtay wax ay ka qabteen adeegyada Biyaha Kismaayo.

0
133

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Dowladda Jubbaland Axmed Xuseen Baraki ayaa waxuu ka sheegay xaflada maalinta xuska Biyaha adduunka waxaa ay ka qabanayaan Adeegyada Biya Magalada Kismaayo.

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Dowladda Jubbaland Axmed Xuseen Baraki ayaa waxuu sheegay qorasha uga dijisan hormarinta adeegyada Biyaha Dowlada Goboleedka Jubbaland.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa