Ololaha dhireynta iyo Horumarinta Deegaanka Oo laga Bilaabey Iskuulada Kismaayo.

0
167

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyada oo ay dunido dadaal ugu  jirto la dagalanka isbadalka cimilada ayay somalia ka mid tahay wadamada sida daran samaynta ugala kulmay cimilada sii xumanaysa ee caalamka

Urur dhalinyaro oo lagu magacaabo Cagaarsan una dhaqdhaqaaqa beerista dhirta oo kaashanaya Wasarada degaanka iyo isbadalka cimilada jubbaland ayaa dhir beeris ku sameeyay qaar kamida iskuulada kuyaala magalada kismaayo.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa