Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Degmada Buurdhuubo Xassan Muxumed Cali (Xassan Yare) iyo masuuliyiin uu hogaaminayo ayaa kormeer ku tagay dugsiga Hoose iyo Dhexe ee Buurdhuubo.
Waxaa si guud ugu soo dhaweeyay maamulka iyo macalimiinta Iskuulka oo u ugu horreeyo Maamulaha Ustaad Cabdi Xaaji iyo macaliniinta qaybahooda kala duwan
Dugsigaan oo ay saaamayn lexaadleh ku yeelatay fatahaadii Elnino oo gabi ahaanba biyihii ay qaadeen agabkii Waxbarashada ee yiilay Iskuulka ayaa dib ooga soo kabanaayo saamayntii ay ku yeelatay.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya