Qiimaha lagu iibiyo hilibka Suuqyada Magaalada Jowhar oo sare ukacay.

0
157

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sare ukac ayaa laga dareemayaa qiimha la kala siisto hilibka lagu iibiyo Suuqyada Magaalada Jowhar xiili lagu guda jiro bisha bakareeysan ee Ramadaan taasi oo sababtay xoolo dhaqatadii oo fogaaday & kuleylo daran oo wadanka ka jira.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa