Maamulka Xarunta Agoonta Laascaanood Oo ku baaqey Ciidsiinta Caruurta.

0
148

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xarunta Agoomaha Ee Magaalada Laascaanood ayaa waxaa ku jirta Carruur fara badan oo agoon ah isaguna jira Wiilal iyo Gabdho islamarkana danyar ah kuwaas oo u baahan in laga garab istaago baahiyaadka Noloshooda oo xiligan ugu horeyso sidii Caruurta kale asaagooda loola Ciid siin lahaa Maadama qaar kood waalidkood ay dhinteen halka qaar kalana ay danyar yihiin.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya