Mashruca xalka waara oo lagu kobcinayo dhirta cagaaran oo laga daah-furay kismaayo.

0
82

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka cimilada Jubbaland ayaa maanta daahfuray mashruca xalka waara oo lagu kobcinayo dhirta cagaaran laguna ilaalinayo badqabka dhirta,taas oo uu islamarkaasna barbarsocto qiimaynta saamaynta taban ee laga dhaxlay fatahaadii Elniinada ee ku dhuftay degaanada Jubbaland xili robaadka dayrtii lasoo dhaafay.

Munaasabada xarig jarka mashruuca ayaa waxaa goob joog ahaa Agaasimaha guud ee Wasaarada degaanka,wakiilo ka soctay hay’ada GIZ oo fulinaysa mashruuca, masuuliyiin iyo saraakil ka tirsan wasaarada degaanka iyo xubno ka socday bahda bulshada rayidka,waxaana iskakaashadeen mashruuca Midowga Yurub iyo Dowlada Jarmalka.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa faah-faahinaya