Mid ka mid ah haweenka Baladweyne oo abuurtay fursad shaqo.

0
166

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Nimco Maxamed Xasan oo kamid haweenka ku nool magaalada Baladweyne ayaa sameeysatay xirfad shaqo iyadoo karisa dharka baatiga ah ee ay haweenka qaataan.

Dharkan ayaa loo yaqaanaa karis waxaana loo yeela midaba kala duwan iyadoo loo adeegsanayo riinji.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya