Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle oo wadda qorshe lagu hubinayo tayada cunnada.

0
114

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha waaxda abuurka iyo horumarinta cuntada  wasaaradda beeraha Hirshabelle Cumar Xasan Cusmaan ayaa ka hadlay howlaha la xiriira sare uqaadida waxsoosaarka beeha deegaanada Hirshabelle.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa