Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qoysas danyar ah oo ku nool kaamamka barakacayaasha ee degmada dhoobley ayaa waxaa deeq raashiin ah gaarsiiyay dad muxsiniin ah xilli lagu gudo jiro bisha barakeysan ee Ramadaan baahi weyna ay u qabeen.
Dadkan la gaarsiyay deeqdan ayaa isugu jiray agoon, waayeelo iyo sido kale dadka baahiyaha gaarka ah qaba.
Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan inooga diyaariyay