Mamulka Degmada Kismaayo oo bulshada ugu baaqay udiyaar garowga Wajiga 3-aad ee dhismaha Wadooyinka.

0
113

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dowlaada hoose degmada Kismaayo ayaa mudooyinkii dambe waday dhismaha wadooyinka magaalada kismaayo kaas oo wijigisi 2-aad u hada meel wanaagsan u marayo sida uu sheegay Gudoomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada Muddane Cumar Cabdullaahi Maxamed (Faraweyne) isagoona ku baaqey in la dardargalinayo wadooyinka cusub loona diyaar garowga wajiga 3-aad ee mashruuca Nagaad.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa