Xaalad Biyo la,aan oo ka jirta Deegaanka Califooldheere Ee Duleedka Degmada Mahadaay.

0
120

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In ka baddan 1000 qoys oo Dagan deegaanka cali fooldheere  ee duleedka Mahadaay   ayaa laga soo sheegayaa inaay soo foodsaartay biyo la,aan baahsan kadib markii ay qalaleen biyahii ku jiray warahii ay ka daansan jireen xilligii ay fatahaada soogashay deegaankaasi.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa