Deeq raashin ah oo danyar loogu qeeybiyay Badhan.

0
126

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ururka Kaafi Relief Foundation ayaa Deeq Raashin ah u qaybiyay 60 qoys oo kamida qoysaska Danyarta ah ee magaalada Badhan.

Deeqdan ayaa iskugu jirtay Bur Bariis Sokor Saliid iyo Timir taasoo loogu talagalay in ay ku afuraan.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa