Suuq Cusub oo laga Hirgaliyay Magaalada Jowhar.

0
161

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Beeraha iyo waraabka Dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa Magaalada Jowhar ka daahfurtay suuq cusub kaasi oo loogu talagalay in lagu soo bandhigo wax soo saarka beeraha.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa