Maamulka Dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo oo furay wadooyin muhiim u ah Bulshada.

0
150

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo ayaa waxaa ay ka bilaabeen in ay furaan wadooyinka si ay bulshada u haalen wadooyin waafi ah

Wadada la furay ayaa waxaa ay martaa Hotelkii hore ee Daallo kuna dhacda xeebta Calanleey ee magaalada Kismaayo.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya