Deeq raashin raashin oo loo qeybiyay Qoysa ku nool deegaanka hadaafow ee galbedka kismaayo.

0
125

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’ada Daryeelka bulshada ee Kaalmo ayaa 140 qoys oo danyar ah deegaanka hadaafow ee galbedka magaalada kismaayo ugu qeybisay Deeq Rashiin ah.

Deeqdan ayaa ka koobnayd bur,bariis sokor iyo timir. Qaar kamid ah dadkii loo qeybiyay deeqdan rashinka ah ayaa ka mahadceliyay.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa faah-faahinaya