Shir looga hadlayey la Tashiga dadweynaha ee arimaha dastuurka oo laga furay Muqdisho.

0
126

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Shiikh Aadan Madoobe ayaa magalada muqdisho ka Daah_Furay Barnaamijka danbeeysan ee la tashiga Dad weynaha Arimaha Dastuurka Dalka.

Barnaamijka Danbeeysan ayaa ah Barnaamij Shacabka Soomaaliyeed u sahlaayo in Shacabka Soomaaliyeed inay si toos ah ugu Qeeyb qataan Aragti ka dhiibashada Arrimaha Dastuurka Dalka.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa