Bulshada Kismaayo oo loogu baaqay inay maamulka degmada kala shaqeeyan dhimaha wadooyinka.

0
77

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada Cumar Cabdullahi Maxamed farawayne aya bulshada reer Kismaayo ugu baaqay in Maamulka Dowlada hoose ay kala shaqeyaan habsami u socodka dhismaha wadooyinka ayna fududeeyaan duminta dhismayaasha uu cabirka wadooyinku soo galo.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahinaysa