Culimada Dhoobley oo ku baaqay caawinta dadka danyarta ee ku nool Degmada.

0
96

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo lagu gudo jiro bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa waxaa jira daruufo adag oo ay wajahayaan dadka danyarta ah ee ku nool kamamka barakacayaasha ah ee degmada dhoobley.

Sheekh cabdi guhad oo kamid ah culimada degmada dhoobley ayaa dadka muxsiniinta ah ugu baaqay in aragti gaar ah loo yeesho dadka danyarta ah ee ku nool kamamka Lana caawiyo madaama lagu gudo jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya