Madaxweynaha Jubbaland oo ku baaaqay in la Horumariyo Adeegyada Garsoorka Dalka

0
67
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha dowlada Goboleedka Jubbaland Ahmed Maxamed Islaam oo ka qeyb galay shir ka furmayay Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ugu baaqay Dowlada Federaalka Soomaaliya  iyo dhamaan hay’adaha garsoorka dalka in la horumariyo adeegyada garsoorka dalka taas oo weyn ka qadaneesa sare u qaadista kalsoonida ay shacabka ku qabaan dowlada.
Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Jubbaland  Ahmed Maxamed Islaam  ayaa wuxuu ka warbixiyay muhiiimadda ay leedahay horumarinta adeegyada garsoorka Dalka.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramya