Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wali waxa socda dhismaha wajiga labaad ee Laamiyada magaalada kismaayo oo u wada maamulka degmada kismaayo iyadoo horay loso gabagabeyay dhismaha wijiga kowaad ee ee lamiyada kismayo kuwasi oo bulshada magalada ay ad ugu riyaqeen.
mamulka Dowlada hoose degmada kismayo oo wada shaqadan ayaa shegtan in meel wanaagsan uu marayo dhismaha wajiga lawaa ee dhismaha Laamiyada.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya