Warbixin:-Sare Ukac ku yimid Qiimaha dalagga Sisiinta ee Suuqyada Magaalada Jowhar.

0
105

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka ka ganacsada seylada lagu iibiyo Sisinta  Magaalada Jowhar ayaa sheegay in laga dareemaayo sare ukac ku yimid kadib ganacsato ka timid Magaalada Muqdisho iyo balcad kuwaaso soo gaaray Jowhar.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya