Bulshada kunool Kismaayo oo loogu baaqay in ay ka fogaadaan waxyaabaha keena burburka qoyska.

0
114

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Furiinka ayaa sameen gaar ah ku yeeshay caruurta waxiyna yaraada waxyabaha ay hiigsanayaan taasoo oo keeni karta in ay hoos u dhacada waxbarashadooda, qaar ka mid ah gabahdha aqoonyahanada ah ee wax ka barta Jaamacada Jubba ayaa ugu baaqay hooyoyinka iyo aabaha  Soomaaliyeed in ay ka fogaadan waxyaabaha keeni kara furiinka.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya