Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Nabadoon Aweys Nuunoow Ibraahim oo ka mid ah odoyaasha dhaqanka magaalada jowhar ayaa dhalinyaradda ka Codsaday inay ka shaqeeyaan nabadda iyo isdhaxgalka bulshada si loo helo horumar iyo wadashaqeeyn Bulsho.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa