Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xarunta Hooyada iyo dhalaanka Deegaanka Balidoog Ee Gobolka Bari ayaa waxaa si is xilqaan ah ku dhistey Bulshada Deegaanka si loo daboolo Baahida Caafimaad ee halkaasi ka jirtey iyadoo aan wax taageero ah ka helin Dowlada iyo Hey’adaha.
Waxaa Deegaanka Balidoog booqdey Madax kala duwan oo ka socotey Degmada iyo Gobolka Bari si ay u soo qiimeeyaan Xarunta Hooyada iyo dhalaanka ay dadka deegaanka dhisteen iyo baahiyaadka ay qabaan.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa