Haweenka ganacsiyo cusub ka bilaabay suuqa farshada ee Baladweyne.

0
82

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Si nolosha qoysaskooda u maareeyaan Haweenkan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa fursado ganacsi ka sameeystay suuqa Firshada oo ku yaalla xaafadda Xaawo-taako iyagoo iibiya maacuunta lagu isticmaalo guryaha.

Macuunta ayaa uga imaado Haweenkaan magaalada Muqdisho iyo Boosaaso iygoo lacgaha ay ka helaan kumaareeyo nolosha reerkooda.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya