Qalab xafiiseed lagu wareejiyay iskaashatooyinka beeraleyda gobolka shabeellaha dhaxe.

0
186

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda beeraha dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa qaar kamid ah iskaasha-tooyinka beeraha gobolka shabellaha dhexe ku wareejisay qalab xafiiseed

Qalab xafiiseedyadan ayaa waxaa kamid ah kuraas ,Miisaas iyo waxyaabo kale.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa