WARARKA Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo xarun Caafimaad ka dhagax dhigatay deegaanka Janaa Cabdalle By admin - March 3, 2024 0 109 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Caafimaadka Jubaland Abshir Maxamed Cabdi ayaa dhagax dhigay xarunta xarun caafimad oo laga hergalin doono deegaanka Janaa Cabdalle Khadar Axmed Salaan https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2024/03/warka-khadar-.Wasaaradda-Caafimaadka-Jubbaland-oo-xarun-Caafimaad-ka-dhagax-dhigatay-deegaanka-Janaa-Cabdallemp3.mp3