Dhallinyarada Jowhar oo loogu baaqay inay Sameeyaan Shaqo Abuur.

0
47

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhallinyarada ku nool Magaalada Jowhar ayaa Mudooyinkii ugu dambeeyay Waxaa ay Noqdeen kuwa u safra Dalka dibadiisa shaqo la,aan soo foodsaartay Awgeed ‘halka dhalinyarada qaarna ay ka faa’iidastaan ganacsiyada yar yar ee soo koraya iyo wax soo saarka beeraha si ay uga baxaan shaqo la’aanta sido kalana uga maarmaan tahriibka iyo waxyaabaha la midka ah.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa