Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaarada waxbarshada dowlada fadaraalka soomaliya oo fulineysa barnaamijka bar ama baro ayaa waxey horey fursado waxbarsho oo lacag la’aan ah ka hirgelisey degaano kala duwan oo ka tirsan gobolada dalka, waxaana wasaaraddu ay sidoo kale 50sano kadib manhajka waxbarshada qaranka geysay degmada moqokori oo sanooyin fara badan uu ka maqanaa manhajka waxbarshada qaranka.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa