Tartan kubada cagta oo laga daahfuray Degmada Diinsoor

0
98

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa degmada diinsoor ee gobolka Baay ka bilowdey Tartanka Ciyaaraha oo loo qabtey qaar ka mid ah kooxaha heerka 1aad ee Ciyaartoyda degmada Fardowso Axmed Cabdi