Kalluumaysatada Jasiirada Koyama oo kawarbixiyay shaqo malmeedkooda.

0
52

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Jasiirada Koyama waa jasiirad dhacda gobalka Jubbada Hoose taas oo qiyaasto 45-km jahada KG kaga beegan magalada kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada  Hoose.

Jasiirada koyaama ayaa waxa hada kunol ku dhawaad 20 qoys kuwaas oo ay nolashoodu ku tiirsantahay kalumaysiga bada taas oo subax kasta tobanaan ka mida bulshada jasiirada ay u shaqa tagaan bada si ay u soo Jilaabtaan.

Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan ku eegaya