Adeegyo caafimaad oo bilaash ah oo loo sameeyay qoysas ku nool deegaanka Daaru-nicma.

0
52

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar ka mid ah dhalinyarada ku nool  deegaanka Daaru-Nicma ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa  Baaris caafimaad iyo daaweyn bilaash ah u sameeyay bulshada ku nool degaankaas

Dadka degaanka ayaa bahi weyn u qabay baritaanka cafimaad ee loo sameyay.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya