Dhismaha Wada muhiim ah oo laga dhagax dhigay Degmada Hodan.

0
55

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir Cali Fahle ayaa maanta dhagax dhigay mashruuca hirgalinta dhismaha Wadda muhiim ah oo isku Xerto Deerta Saybiyaano ilaa Banaadir Taasi oo hirgalinteeda iska kaashan doonan bulshada deegaanka iyo Maamulka Degmada.

Dhagax dhigan waxaa goob joog ka ahaa Ganacsato iyo qaar kamid ah bulshada deegaanka kuwaasi oo ka Qeeyb Qadanaayo Hirgalinta Dhismaha Wadadaan sida uu qurshuhu Yahay.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya