Maamulka madarasada Alfurqaan ee Kismaayo oo codsaday in dhul loo iibiyo.

0
61

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Madarasada Al furqaan ee magaalada Kismaayo ayaa Bulshada soomaaliyeed ka codsaday in loo iibiyo dhul Cusub , Maadamaa xarunta ay ku jireen ay ahayd mid ku meel gaar ah waqtiigaana lagu wargeliyay in ay ka guuraan ama ay iibsadaan.

Madarasada al furqaan oo ku taalo Xaafadavia afmadow ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa wax lagu baraa caruurta soomaaliyeed sida Qur,aanka Kariimka iyo kutaabada Diiniga ah.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya