Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiiradda Beeraha iyo Xanaannada Xoolaha XFS ayaa Maanta magaalada Muqdisho ee caasimada dalka si wadajira uga daahfuray shir wadatashi ah oo ku saabsan Mashruuca u adkeysiga hanaanka Cunnada ee Soomaaliya.
kulankan oo socon doono mudo laba cisho ayaa waxaa furitaankiisa goob joog ka ahaa wasiirada wasaaradaha xanaanada xoolaha iyo wasaarada beeraha soomaaliya waxaana lagu casuumay dhamaan wasiirada Beeraha iyo Xanaannada Xoolaha ee dowlad goboleedyada dalka iyo masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka banaadir iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay kulanka.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa