Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaarada Amniga Gudah Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed Mudane Xasan Abdulqaadir Mohamed ayaa kulan la qaatay Laamaha Amniga iyo Bulshada qeybaheeda kal duwan kulanka ayaa waxaa lagu hadalaayay isdhexgalka Bulshada iyo Laamaha Amniga sidii looga wada shaqeeyo Amniga magaalada Baraawe.
kulanka ayaa wax kaqayb galay masuuliyiin ka tirsan dowlad gobaleedka koonfur galbeed xidhibaano Dhalinyaro iyo marti sharaf kale.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa