Qurba joogta Jubbaland oo loogu baaqay ka qeyb qaadashada dhismaha wadada laamiga ah ee Dhoobley.

0
68

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaacil iyo Gudomiyaha Degmada Dhoobley ayaa bulshada ku nool Dhoobley iyo qurba joogta kasoo jeeda jubbaland ugu baaqay inay ka qeyb dhismaha wadada laamiga oo heer gabagaba ah mareysa.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya