Dadka Deegaanka Haween ee gobolka bay oo Dalbaday Hirgalinta adeegyada Bulshada.

0
163

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qoysaska ku nool Deegaanka Haween ee gobolka Bay ayaa xilligaan waxaa heeysta baahiyo kala duwan oo ay kamid yihiin,xarumo caafimaad,Goobo waxbarasho iyo biyo la aan.

Xubno ka socday wasaaradda caafimaadka Koonfur Galbeed oo deegaankan u tagay ineey ogaadaan baahiyaha ka jira ayaa bulshada ka dhageeystay xaaladooda nololeed iyo waxyaabaha ay u baahanyihiin in laga caawiyo.

Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan ku eegaya