Dhalinyrada kunool magaalada Kismaayo oo loogu baaqay in ay ku dadaalaan Hormarinta wax akhariska.

0
99

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada ku nool Magaalada kismaayo ayaa waxaa loogu baaqay inay xooga saaraan sidii ay ku horumarin lahaayeen akhriska iyo qoraalka taas oo ka qeyb qaadaneysa kobcinta garaadka iyo maskaxda qofka.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya