Warbixin:-Sidee loogu hortagi karaa wax yaabaha keena Burburka Qoyska?

0
65

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Istixgalinta iyo kalsoonida labada qof ee qoyska isla wadaaga waxay xoojineysaa in ay ku guleystaan dhisitaanka nolashooda iyo mustaqbalka carruurtooda.

Qaar kamid ah dhalinyarada katirsan ururada bulshada ee ka dhisan magaalada beydhabo ayaa kawarbixiyay Sida looga hortagi karo wax yaabaha keena Burburka Qoyska.

Naxwo Axmed kadiye. ayaa faah-faahineysa