Gudoomiye kuxigeenka caasimada galmudug ee Dhuusamareeb oo kormeer Shaqo kutagay Degaanka Baligasle..

0
94

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kusimaha guddoomiyaha Caasimada Galmudug ahna gudoomiye kuxigeenka degmada Dhuusamareeb Abdisamad Salaad Aadan ayaa kormeer Shaqo kutagay Degaanka Baligasle,oo kamid degaanada Hoosyimada Degmada Dhuusamareeb Fardowso Axmed Cabdi